Haweeney Xaamilo aheyd oo loo dilay Sooryo laga dhiibi waayay Owgeed (Sawirro)

Haweeney xaamilo aheyd oo u dhalatay dalka Hindiya ayaa si arxan daro ah loo dilay kadibna meydkeeda inta la jar jaray ayaa lagu aasay beer dhaxdeeda, dhacdadan ayaana noqotay mid dad badan ka fajaceen. Kajol Arvind Singh, ayaa maalmo badan la waayay nolol iyo geeri halka ay ku dambeesay, hasa ahaatee baaritaano ay sameeyeen booliiska … Continue reading Haweeney Xaamilo aheyd oo loo dilay Sooryo laga dhiibi waayay Owgeed (Sawirro)